welcome to Dalyare news.......

Home | wararka | MAH MAHO | HEESO | sheekoyinka | sawiro | jacaylka

emplem.jpg

381.gif

1images.jpg

images.jpg

      welcome to maxamed cabdiraxman     

 

 

Cabdilaahi Yuusuf Axmed waa madaxweynihii shanaad ee Soomaaliya, waxaana loogu doortay innuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya shirkii labada sano socdey ee lagu qabtay Kenya 2004. Cabdilaahi Yuusuf Axmed wuxuu ahaa sarkaal sare oo ciidamada xoogga dalka

Aadan Cabdulle Cismaan wuxuu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey Soomaaliya.Wuxuu wadanka ku qabsafday hab doorasho ah.Aadan wuxuu noqday madaxweynihii ugu horeeyey Afrika oo intuu hab doorasho ah ku fuulay kursiga markii waqtigiisii dhammaadayna ka degay.Wuxuu talada wadanka hayey 1960-66. Aadan maanta daŽdiisu waa 90 jir wuxuuna si sharaf ah ugu dhexnool yahay wadankiisa hooyo iyadoo aanay cidina wax u raacanayn

love.gif

Halkani waa kooxdii Waaberi iyo gabdho

soomaaliyeed oo aroos ka cayaaraya.

  

Email maxamed998@hotmail.com

 

Aadan Cabdulle Cismaan wuxuu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey Soomaaliya.Wuxuu wadanka ku qabsafday hab doorasho ah.Aadan wuxuu noqday madaxweynihii ugu horeeyey Afrika oo intuu hab doorasho ah ku fuulay kursiga markii waqtigiisii dhammaadayna ka degay.Wuxuu talada wadanka hayey 1960-66. Aadan maanta daŽdiisu waa 90 jir wuxuuna si sharaf ah ugu dhexnool yahay wadankiisa hooyo iyadoo aanay cidina wax u raacanayn

geesi.gif

Halkani waa kooxdii Waaberi iyo gabdho soomaaliyeed oo aroos ka cayaaraya.

 

 

 

 

  welcome to     mohamed abdirahman 

Web Kan Wuxuu Idiin Balan Qadayaa Wax Yabo Idin Raligaliya