WAXAAN AAMINSANAHAY IN MADAXWAYNAHA LA DOORTAY YAHAY NIN
LEH KARTI IYO AWOOD BULSHADA UU ISKU-KEENO
 Madaxweyne Kibaki oo la taagan madaxweynaha
loo doortay Soomaaliya, C/lahi Yusuf Axmed, meeshuna waa guriga madaxtooyada Kenya ee loo yaqaan State House, Nairobi,
[11/10/2004], waxana ay yeesheen shir albaabadu u xiranaayeen... [Sawir standard] |
|