welcome to Dalyare news.......

sawiro

Home | wararka | MAH MAHO | HEESO | sheekoyinka | sawiro | jacaylka

shego_bishara1.jpg

   Cumar DhuuleGuji             

  Maxamed MoogeGuji         

Maxamed saleebaanGuji

Xasan Aadan SamatarGuji

Maxamed Axmad KulucGuji      

Hibo MaxamadGuji   

Hibo MaxamadGuji   

cumar shooliGuji

Sahra Axmad Jaamac Guji

MagoolGuji 

MaandeeqGuji

Faysal CumarGuji

Khadra DahirGuji

ShankaroonGuji 

Axmad MoogeGuji

Saynab Cigge Guji  

Maxamed yusufGuji 

Sahra SiyaadGuji  

 Geesi iyo hanad baa
La gaboodsadaa
Rag ninkii wax garadaa
La gar waaqsadaa
Waa nin gala abaaloo
Gudi kara wanaagoo
Samo kugu gargaree
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan kaa go'ee
Aan kaa go'ee


Galad iyo ayaan baa
Lagu guursadaa
Talo aad gorfaysaa
Geed lala tagaa
Runta laga garaabaa
Layskuma gayaxa oo
Gees lagama eegee
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsaha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan ka go'ee
Aan ka go'ee


Gaban maayo aniguye
Adaan kuu go'ee
Jacaylbaa I gooyee
Adna ii garaw
Haygu noqonin
Geed adag
Aan go'I karaynoo
Gacmaa daalinaayee
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsaha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan ka go'ee
Aan ka go'ee






 

  welcome to     mohamed abdirahman 

Web Kan Wuxuu Idiin Balan Qadayaa Wax Yabo Idin Raligaliya